HAADII AAD SANADKAAN CUSUB QORSHE CUSUB DEJINEYSID

 Haddii aad sannadkan cusub qorshe cusub dejisanaysid:

1. Dadku isku mid ma wada aha ee taada ku salee. Nebigu SCW wuxuu yidhi qofba wixii loo abuuraa loo fududeeyay. Raadi waxa aad ku fiican tahay oo xoogga saar ka midhadhalintiisa.
كل ميسر لما خلق له.
Ha isku hawlin ku dayashada dad kale oo samaynaya wax aadan ka bixi karin ama aadan niyad iyo nafsad u hayn.
Maxaad leedahay awooddiisi? Kartidiisi? Haleelkiisi?
2. Ku dedaal wixii dheef kuu leh ee ku anfacaya adduun iyo aakhiro. Alle kaalmayso, hana ka caajisin.
احرص على ما ينفعك، واستعن بالله، ولا تعجز.
Yaraantu waa nimco ee ka faa’iidayso. Dad yaraantoodi is-habeeyay oo shaqadooda marka ay ka soo baxaan halkan ku nafisa, dhiggood ha ismoodin waqtigaagana halkan ha ku lumin. Doodaha madhalayska ah iyo qof dhalinyaro ahi isuma fiicna ee faraha kala bax.
“Nin yaraan ku loofaray wuxu lumiyay raacdeeye”
—Salaan Carrabey.
3. Saddex xaq baa ku saaran: xaqa Alle, xaqa naftaada, xaqa abuurta Alle. Mid walba intii aad awooddid ka oofi.
“إنَّ لِرَبِّكَ عَلَيْكَ حَقًّا، ولِنَفْسِكَ عَلَيْكَ حَقًّا، ولأَهْلِكَ عَلَيْكَ حَقًّا، فَأَعْطِ كُلَّ ذِي حَقٍّ حَقَّهُ"
Waxqabadkii guud ayaa beryahan inagu yaraaday. Dantii gaarka ahayd baa intii badnayd loo wada jeestaye, ku dedaal inaad samaysatid ama ka qaybgashid mashruuc waxqabad dan guud. Jidka aad maraysid oo aad dhib yaallay ka leexisid waa wax weyn. Inaadan qashin ku tuurinna waa masuuliyad ku saaran.
لا تحقرن من المعروف شيئا.
4. Wax yar oo aad joogtaysid baa ka fiican wax badan oo aad joojisid muddo yar ka dib.
خير الاعمال ادومها وان قل.
5. Xilli fidno ayaa lagu jiraa, ee sida cudurrada jidhka la isaga tallaalo, kuwa fekerkana iska tallaal oo ka digtoonow in aafo laguu qurxiyay ay aakhiradaada ku seejiso. Kitaabka Alle akhrintiisa, fahankiisa, iyo ku dhaqankiisa wax gaadhaa ma jiraan. Kun buug oo “fikri” ah isagaa ka dheef badan.
ذَٰلِكَ الْكِتَابُ لَا رَيْبَ ۛ فِيهِ ۛ هُدًى لِّلْمُتَّقِينَ

KULAMADA BULSHADA

 KULAMADA BULSHADA…

Markii aad qof ama koox gaar ah goob kula sheekeysaneyso, fadlan qodobbadan soo socda aad uga taxaddir:-
1. Sheekada ha lagu furfurto mahadnaqa Eebbe SWT iyo salliga Nabiga CSW.
2. Maanta oo dhan keligaa ha hadlin ee dadka kale fursad sii.
3. Qofkii hadlaba ha ku soo boodin oo hadalka haka dhex gelin ee sug inta uu markiisa ka dhammeysanayo.
4. Ra’yigaaga dadka ha ku qasbin. Taas beddelkeeda, si deggan oo ay aqoon iyo xikmadi ku dheehan tahay uga dhaadhici. Haddii lagaa diidana dhib ha u arag.
5. Qofka hadlaya si fiican u dhageyso oo xitaa wajigiisa eeg, ogow waa ixtiraam weyn.
6. Qodobka laga doodayo ha baal-marin ee marba mawduuc/dood cusub ha abuurin. Isku day in aad ku ekaato wixii laga wada hadlayay.
7. Inta la wada joogo, aad isaga ilaali in aad moobeylkaaga ku mashquusho.
8. Haddii uu taleefan muhiim ahi kuu soo dhaco, dadka dhexdooda ha ku qaban ee ka idan-qaado, keddibna ka yara fagow agtooda.
9. Haddii aad makhaayad/hotel fadhiseen, qarahsaadka soo baxa yaanan hal qof looga kala dhuuman ee dhexda ha lagu wada dhufsado. Cidna wax culeys ah dareemi doonto.
10. Maadaama aad bulsho dhex joogto, jirkaaga, dharkaaga iyo afkaagu intaba nadiif ha kuu ahaadeen.

The History of RRA/ Taariikhda RRA by Mohamed Ibrahim gedjecel

 REEWIN RESISTANCE ARMY (RRA). By Mohamed gedjecel

 The first Reewin armed faction to emerge during the Somali civil war, The RRA was founded in a shir (assembly) at Jhaffey, west of Baidoa, on 13 October 1995.

 Col. Hassan Mohamed Nur, “Shaargaduud” (Red Shirt) was elected chair, and an executive committee composed of officers, traditional leaders, religious leaders, and intellectuals was established. The formation of the RRA was triggered by the invasion of Baidoa by Mohamed Farah Aideed’s militia on 17 September 1995, which overthrew the local government, the Digil-Mirifle Supreme Governing Council, established in March 1995. 

Aideed completed the occupation of Reewin land by capturing Huddur in the Bakool region. The RRA’s first major task was to recruit, train, and arm young Reewin men and women. Former officers supervised the training and all Reewin clans contributed men, arms, and money. Early in 1996, the RRA attacked the more important installations held by Aideed in Huddur and Baidoa. 

When reconciliation efforts, especially the Sodere Declaration and Cairo accords, failed after the death of Aideed in a street fight and the succession of his son, “Aideed Junior,” the RRA insisted that it would not negotiate with those who occupied Reewin land. In October 1998, the RRA liberated Huddur and, by early November, Aideed’s militia had retreated to Baidoa. 

This victory consolidated the RRA’s military and political status locally and internationally.

 On 6 June 1999, the RRA liberated Baidoa and continued to fight against Aideed forces in the Lower Shabelle region. 

However, the Arta Reconciliation Conference of May-August 2000, which established a transitional national government, suspended further RRA military action. Nevertheless, within a few months, the RRA broke away from the Arta agreements and began to work toward the establishment of an autonomous state. 

Writer: Mohamed Ibrahim Mohamed(gedjecel)

Beeraleydu waxa ay ka ciyaarta doorka ugu wayn,

 Beeraleydu waxa ay ka ciyaarta doorka ugu wayn, uguna cad horumarka iyo tisqaadka bulsheed ee dhinaca wax-soosaarka beeraha, waana dadka baahida ugu wayn u qaba in ay siyaasadda dawlada ee dhinaca beeruhu ay wanaagsanaato, si loo gaadho sugnaansho xaga cuntada ah.

Hadaba, bulshadaas carrada faraha gelisay waxa jira dhibaatooyin dhawr ah oo ku gedaaman, kana hortaagan in ay horumariyaan waxsoosaarkooda, kamase hadlayno dhamaantood, waxaynuse qormadan ku soo qaadanaynaa sumaha kala duwan ee loo isticmaalo beeraha oo dhibaato wayn oo ah kala saaridooda/kala-garashadooda iyo sun kasta waxa loo isticmaalo ay ka haysato beeralayda.
Sumaha beeraha lagu buufiyo, kuwa la ursiiyo ee hawada saaqa, kuwa waraabka la raaciyo iyo kuwa carrada lagu aasaba looguma talo-galin idilkood in lagaga hortago ama lagu daweeyo cuddurrada dhirta ku dhaca oo kaliya, balse waxa jira noolayaal tiro-beel ah oo siyaabo kala duwan waxyeelo ugu gaysta dalaga, waxaana ka mid ah; Shimbiraha, rudhayaasha, cayayaanka, haramaha, xayawaanada, dullinada iyo cudurrada iwm. Dhamaan noolayaashan aynu kor ku xusnay dawooyinka lagula dagaalamo waxa la isku yidhaahdaa hal magac oo ah "Pesticides".
Halkan hoose ka akhriso sun/dawooyinka magacyadooda iyo waxyaabaha lagula dagaalamo ama loo isticmaalo.
1. Herbicides: Waa sumaha lagula dagaalamo haramaha iyo dhirta aan loo baahnayn.
2. Insectcides: Waa sumaha lagula dagaalamo cayayaanka.
3. Avicide: Waa sumaha lagula dagaalamo shimbiraha.
4. Rodenticide: Waa sun kasta oo lagula tacaalo rudhayaasha sida jiirka, bakaylaha soongurka, iyo shurunshuurka/kabashiirka iwm.
5. Molluscicides: Sumaha lagula dagaalamo xaaxeeyada noocyadeeda kala duwan.
6. Bactericide: Sumaha lagula dagaalamo bakteeriyada cudurrada keenta.
7. Fungicide: Kuwa lagaga hortago, laguna daweeyo fangiyada.
8. Nematicide: kuwa lagaga hortago dirxiga wareegsan ee ili-maqabatayga ah.
9. Protozoacide: Sumaha lagu daweeyo borotusuwaha.
10. Virucides: Dawooyinka loo sameeyey in lagaga hortago fayrasyada.
11. Viriodicides: Sumaha lagula dagaalamo fiirooydhisyada (Hadii ay jiraan).
12. Virusiodicides: Kuwa lagaga hortago fiirosaydhisyada (Hadii ay jiraan).
13. Algaecides: Kuwa lagula dagaalamo saaruuqda biyaha/xayaabada biyaha, kuwooda cudurrada keena.
Dawooyinkan iyo sumahan aynu kor ku soo xusnay ma dhama, balse intan ayaa ugu muhiimsan, waxaana la isticmaali karaa uun marka laga maarmi waayo ama ay soo xidhmaan oo ay shaqayn waayaan hababka kale ee lagula dagaalamo waxyaabaha dhibaateeya dalaga la beerto, sun kastana waxay ku haboon tahay in loo isticmaalo wixii loogu talo galay; tusaale:
Beertayda galleyda ka baxday waxa ku dhacay cudurka daxaleeyaha "Common Rust of Maize" oo uu keeno fangi la yidhaahdo "Puccinia sorghi", halkii aan ka doonan lahaa sumaha ay ka midka yihiin Mangcozeb, Pyraclostrobin iyo Prothioconazole oo loogu talogalay in lagu daweeyo daxaleeyaha ma doorbidayo in aan isticmaalo dawo loogu talogalay in lagula dagaalamo bakteeriyada "Erwinia chrysanthemi" oo, badanaa keenta cudurka jirrid qudhunka "Stalk Rot of Maize".
Fiiro gaar ah: qoraalkan waxa igu kalifay in aan qoro, ka dib markii uu qof beeraley ah ila wadaagay dawo looga iibiyey in uu ku buufiyo beerta si uu cayayaanka uga cidhibtiro, balse dawadu ahayd mid loogu talogalay in lagu baabiiyo fangiyada.
Ummada dhibta ka daaya ayaanu leenahay dadka noocaas ah ee sumaha ka ganacsada, idinkuba marka kaneeco idin hesho ambasaliin ma liqdaane.
Mohamed Ibrahim Mohamed
Friday, March 19th, 2021
Jimce wanaagsan
May be an image of 1 person and waterfall

Why the result of Somali elections are crucial for the region

Gedjecel 262616013115

 Opinions|Politics Why the result of Somali elections are crucial for the region Somalia’s most recent political impasse, and the way it eventually resolves, will have significant consequences not only for the country but also its neighbours, Kenya and Ethiopia.

 Abdullahi Boru Halakhe Abdullahi Boru Halakhe is an expert on governance, security and peace in Africa. 23 Feb 2021 Supporters of different opposition presidential candidates demonstrate in Mogadishu on February 19, 2021. [AFP] Somalia is, once again, in political turmoil. The Horn of Africa nation’s opposition leaders say they no longer recognise the authority of President Mohamed Abdullahi Mohamed, popularly known by his nickname “Farmaajo”, after his term expired on February 8 without a political agreement on a path towards elections to replace him.

                            KU SOO DHOWAAW WEBSITE-KEYGA MOHAMED GEDJECEL


Linkigaas ku dhufo si aad u buuxisid  

https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSdWPEvA_v4uOCUnhdM-qzJd82gLytlGGaeUzMoz-SfntvR-4w/viewform?usp=sf_link


https://docs.google.com/forms/d/1_jeU2x61vre5_HP8Li-MWfpQ4YwW2oir2y764p-kf4s/edit

Meet Muwado, the eight-year-old girl making Somalia laugh

 


Live


NEWS /AFRICA


Meet Muwado, the eight-year-old girl making Somalia laugh


The comedy sketches of Mogadishu's young TikTok and YouTube star have generated millions of views in just a few months.


by Hamza Mohamed


05 Aug 2020 GMT+3


All across Mogadishu and beyond, there is one name that brings smiles to people's faces: Muwado.


The eight-year-old girl is the star of short comedy videos that have taken Somalia by storm. Viewed millions of times on online platforms such as TikTok and YouTube, Muwado Abshir's sketches touch on a wide range of topics, from unemployment and fashion to social media obsession and even relationships - and her jokes spare no one.


"I like to make people happy. I get happy when I see people laughing," Muwado tells Al Jazeera, before breaking into laughter herself.


"People look better when they are happy and laughing."


It all began in December of last year, when the eldest of Muwado's seven older siblings, Abdikassim Abshir, was making a video for his TikTok channel.


"She wouldn't leave me alone and kept on asking me to make a video of her," the 19-year-old recalls.


But simply shooting the video was not enough for Muwado, who insisted that her brother share it online. Abdikassim reluctantly concurred - and within days, the clip had more than a quarter of a million views.


Abdikassim (centre) writes the script while Muwado delivers the punchlines [Ali Adan Abdi/Al Jazeera]


The funny sketch starts with Abdikassim telling Muwado not to play with his phone because she is too young. He then asks her to go to the shops to buy him ice cream.


"Be patient," Muwado retorts. When I grow up, I will get you ice cream. I will get lost if I go out to buy you ice cream now.


Thinking that the post's popularity was accidental, Abdikassim then posted a video featuring just himself - and did this did not go down too well with his followers. 


"People would not let me post anything that Muwado was not in. They were not asking but demanding. I had no choice. It was either I post Muwado videos or don't post anything," he said.


The brother-sister duo started posting videos together, with Abdikassim coming up with the script and Muwado delivering the punchlines. No topic was left untouched, with special attention reserved for social media influencers, schoolteachers and politicians.


One post, making light of federal leaders cutting ties with the central government in Mogadishu, garnered more than 1.1 million views.


Because of her age, Muwado's videos are posted on her brother's channel.


The account now has more than 235,000 followers and 3.2 million likes on TikTok. Muwado's YouTube channel has garnered close to seven million views in less than a year - and that excludes the figures from people downloading and resharing her videos.


'Very smart, very funny'


Somalia is recovering from a brutal two-decade civil war that has damaged almost every sector including the entertainment industry.


With the guns falling silent, many youths have been increasingly taking to social media, mostly TikTok and Facebook, to find entertainment, express themselves and pass their time. But no one could have predicted that an eight-year-old girl would grab the attention of millions in the conservative country.


"We have never had someone her age doing what she is doing. She makes the country laugh. I hope she continues forever," says Nafisa Abdile Abdi, a store owner in central Mogadishu.


"Whenever I'm down or had a tough day, I go to Muwado's channels and watch her videos. She makes me happy. For someone so young, she is very smart and very funny." 


With Muwado's star continuing to rise, one of the country's most popular musicians, Sharma Boy, released a song dedicated to her.


"Muwado, the happy one. She is better than the rest. She has no arrogance, always joking. No one like her on TikTok," Sharma Boy raps in the song.


And Muwado's online fame has also translated offline, with people inviting her to birthday parties, graduations ceremonies and even weddings for an appearance fee -  a figure her family did not want to disclose. 


Muwado says she wants to become a doctor when she grows up [Ali Adan Abdi/Al Jazeera]


But it was not always like that. Muwado's mother, Siraad Muuse, did her best to stop her from becoming a public figure.


"She is very young. She needs to focus on other things like school, learning the Quran and just been a child," says Siraad, who was not happy when she found out Abdikassim had posted videos of his sister online.


She warned him against doing so, but the two siblings continued.


"Every day I will get phone calls from people telling me your daughter is on the internet. I always thought it was the first video until I realised there were dozens of other videos. It was too late to stop them. Now they tell me before they post and they tell me what the video is about," says Siraad, who is now supporting her daughter. 


And because of Muwado's rising profile, Siraad has also become a celebrity in her own right.


"I get stopped on the streets by people and they ask how Muwado is doing. People are very nice and care about her. They call me Muwado's mum and have stopped using my name. They even take photos with me," Siraad said.


Meanwhile, Abdikassim has big dreams and plans for Muwado.


"I want her to make her a big star in Africa then take her to Hollywood where she can become a bigger star. God has given her a gift and I want to share that with [the] world," he said.


But his young sister might need some convincing.


"I enjoy making people laugh but that is not what I want to do when I grow up," she said. "My dream is to become a doctor. I think it is better to treat people than to make them laugh."


"People will find other things to make them laugh," she added, again bursting into laughter.


Follow Mohamed on Twitter: @gedjecel_official




SomaliaAfrica


Have your say.Give us feedback.


YOU MIGHT ALSO LIKE


Senegal's village of women


Women in northeast Senegal are using solar-powered irrigation to farm food and halt the encroaching desert.


29 July 2020 GMT+3


Inside Baltimore's human trafficking industry


Survivors of sex trafficking and those who investigate it in the city share their stories.


30 July 2020 GMT+3


A tale of two isolations


More than 1,000km apart, a filmmaker and the subject of his film contend with the methods and meanings of solitude.


05 August 2020 GMT+3


NewsProgrammesOpinionAboutInvestigationsPrivacy PolicyCookie

 Mohamed gedjecel2020


Mohamed gedjecel

Sidee loo Isticmaali karaa ChaTgpt adoo jooga soomaliaa

  Sidee ChaTgpt looga isticmaali karaa wadamada africa sida somalia ama ethiopia. INTRODUCTION(Hordhac)   What is ChaTgpt?    Waa maxay ChaT...

Mohamed gedjecel